Suuqyada Ganacisga Ee Yaabka Badan!

0
Wednesday April 17, 2024 - 10:22:08 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqyada Ganacisga Ee Yaabka Badan!

    Maalqabeenada Shiinaha ayaa aad u jecel nooca Jiriuqaaga...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalqabeenada Shiinaha ayaa aad u jecel nooca Jiriuqaaga...


Magaalo ku taalla dalka shiinaha oo lagu magacaabo Siddiyani ayaa go’aansatay inay ku samayso horumarin Jiriqaaga ku nool beerahooda. Ka dib markii uu dagaalka Jiriqaagu noqday mid aad loo xiiseeyo oo dhaqaale badan ka soo xeroodo.



 

Jiriqaaga aya qiimihusu gaadhay $ 7660, dagaalka Jiriqaagu waa mid dhaqan ahaan usoo jiray mudo fog. Waxaana sidaa loo samayn jiray iyadoo beeraha uu ku batay Jiriqaagu.



 

Maalqabeenada Shiinaha ayaa aad u jecel nooca Jiriuqaaga ee magaladasi ku nool oo ah mid xoog badan oo si fudud uga adkaada tartanada dagaalka jiriqaaga . Wakhtiyada Guga iyo Xagaaga magaaladan 80% gacanacsigeedu waa Jiriqaaga.


 

Magaalada Sidiyani waa goobta ganacsiga Jiriqaaga ee ugu weyn waqooyiga Shiinaha waxaana uu gaadha qiimaha jiriqaaga qaarkood wakhtigaasi $ 15300

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...