Somaliland Oo Xukun Ku Riday Askari Boolisa Oo Dumar Baadhay.

0
Tuesday April 16, 2024 - 12:29:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Xukun Ku Riday Askari Boolisa Oo Dumar Baadhay.

    "iyadoo degdeg loo horrgeeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"iyadoo degdeg loo horrgeeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida "


Maxkamadda Ciidamada Somaliland Darejada 1aad ayaa saaka 7 sannaddood oo xadhiga ku xukuntay Dable Maxamed Cabdi Xariir oo ka tirsanaa Ciidamada Booliska JSL kaasi oo isagoo dirayska ku labisan degmada Axmed Dhagax ku baadhay laba dumara oo sugaayay Bas , taariikhdu markay ahayd 28-3-2024 , waxaana ku wehelinaayay laba eedaysane sida ay qabatay Camera CcTv.
 


Taliska Ciidanka Booliska JSL ayaa markiiba waxa uu hawlgal iyo baadhid ku sameeyay kiiskaasi waana la soo qabtay Askarigaasi , iyadoo degdeg loo  horrgeeyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida , taasi oo maanta xukun ku riday .

Muuqaal dheerada la soco.
Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL.

Loading...
Loading...