Haweeneey Musuqmaasuq Lagu Eedeeyay Oo Toogasho Lagu Xukumay

0
Friday April 12, 2024 - 08:38:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeneey Musuqmaasuq Lagu Eedeeyay Oo Toogasho Lagu Xukumay

    "Waxaa lagu eedeeyay in ay ay si dadban ula wareegtay milkiyadda..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaa lagu eedeeyay in ay ay si dadban ula wareegtay milkiyadda..."


 
Haweney beeca dhismooyinka ka shaqeysa dalka Vietnam ayaa lahu xukumay dil toogasho ah iyada oo loo aaneeyay doorkii ay ku lahayd mid ka mid ah kiisaskii musuq maasuq ee ugu xumaa taariikhda.



Maxkamadda ku taalla magaalada Ho Chi Minh ayaa waxay sheegtay in Truong My Lan ay ahayd maskaxdii ka dambeysay in afartan bilan oo doolar laga qalin shubateeyo bangiga Saigon muddo toban sano ah.


Waxaa lagu eedeeyay in ay ay si dadban ula wareegtay milkiyadda in ka badan sagaashan boqolkiiba saamiyada baniga ka hor inta aysan si sharci darro ah u qaadan cadad badan oo deyn ah. 85 ruux oo kale ayaa waxaa ku dhacay xukuno intaa ka qafiifsan.

Loading...
Loading...