Maxaa Sababay In Qaar Kamid Ah Diyaaradaha Caalamiga Ahi Joojiyaan Duulimaadka Muqdisho?

0
Wednesday April 10, 2024 - 17:44:11 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1395
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababay In Qaar Kamid Ah Diyaaradaha Caalamiga Ahi Joojiyaan Duulimaadka Muqdisho?

    "Dhammaan dhaq-dhaqaaqyada shaqaalaha safaaradda ..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dhammaan dhaq-dhaqaaqyada shaqaalaha safaaradda ..."



Wararka ka imaanaya magalaada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar kamid ah diyaaradaha caalamiga ah ay baajiyeen duulimaadkii ay ku imaan jireen magaalada Muqdisho taas oo lagu micneeyay in ay si dhab ah u qaateen digniintii xagga amniga ahayd ee Maraykanku soo saaray



Dingiinta Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ayaa sidan u qorneyd "Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa heshay xog ku saabsan halis ammaan ka dhan ah goobo badan oo ku yaalla magaalada Muqdisho, sida garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.


Dhammaan dhaq-dhaqaaqyada shaqaalaha safaaradda Mareykanka waa la joojiyay Talaadada, April 9, 2024,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ee Muqdisho.


Diyaaradaha aan shalay imaan magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah Turkey Airways, Qatar Airways iyo Ethiopian Airways.


BBC

Loading...
Loading...