Dagaalka Ceel Afwayn Buunbuuni Uma Baahna, Ee Badbaado Dhiigjoojineed Ayuu Bahan Yahay

0
Thursday July 11, 2019 - 14:18:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalka Ceel Afwayn Buunbuuni Uma Baahna, Ee Badbaado Dhiigjoojineed Ayuu Bahan Yahay

    Mire Cali Xasan Nuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mire Cali Xasan Nuur.
dagaalka soo noqnoqday ee u dhaxeeya walaala reer ceel afweyn waa dagaal macno la'aan ah waana bar madow oo inagu wada taal keena ka fog iyo keena ku dhowba sabab aynu dadkaas ugu kala hiilinaa ma jirto hadaynu u hiilinayno aynu u wada hiilino oo nabad kugu baaqno oo inta nool badbaadooda ka talino


Maanta ma jirto sabab aynu u kala jeclaano ama aynu isku jabkooda kugu faraxno waa dadkeenii oo isku dhimanaya hadaynu sii eeganana nin kasta gondihiisa ayey colaadu ugu imanaysaa goor aan dheerayn

Markaa inta goor goortay qof walowba intii tamartaa ah kaga qayb qaado daminta colaada ceelafweyn waxaad kari karto waxaa isku dhimanaya ee maalin kasta haadku cunayaa waa dadkaagii oo gurmadkaaga aad noloshooda ku badbaadinayso u baahan
Illaahay colaada ceelafweyn dhaqso haynooga damiyo

by mire cali xasan nuur .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...