Dadku waa sadex

0
Monday April 08, 2024 - 12:25:56 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadku waa sadex

    Haddan kudaalno waxnoqdkeena iyo hurumarka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddan kudaalno waxnoqdkeena iyo hurumarka...



1.Qof wax istara ,dadkana wax Tara


2.Qof wax istara ,dadkana aan waxba tarin.


3.Qof aan dadka wax tarin naftiisana aan waxba tarin



Qofka aan rabno dhamanteen waa in aan buuxino kal Maha iyo baahida bulshadeena ,aan horeysiino waqabkooda waa mida ugu muhisan dhinac kasta qofkuna faa, iidayo bulshaduna faa,iideyso dhamana lawada guuleysanayo.


Waana mida kowaad .


Haddan kudaalno waxnoqdkeena iyo hurumarka bulshadeena waxa aan gadheyna hurmur gaar ah iyo mid guudba nolasheena macne u yeelaya.


W/Q Sahid Hamid

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...