Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Ujeedada Safar Uu Sucuudiga Ku Tagay.

0
Friday April 05, 2024 - 09:12:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Ujeedada Safar Uu Sucuudiga Ku Tagay.

    "Wuxuuna bogaadiyay dawladda Sucuudiga oo martiqaaday "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wuxuuna bogaadiyay dawladda Sucuudiga oo martiqaaday "



Hargeysa(HWN)- Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa gaadhay dalka Sucuudiga, halkaasi oo uu ku soo cumraysan doono
.
Madaxweyne ku-xigeenku wuxuu sheegay inuu cumrada ku soo gudan doono masaajidka Maka. Wuxuuna bogaadiyay dawladda Sucuudiga oo martiqaaday gudashada cibaadadaas.


Safarkan Saylici ayaa ku soo beegmaya xili Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh isna uu ku suganyahay dalka Sucuudiga.
Loading...
Loading...