Taliyaha Cidmada Badda Ruushka Oo Booqanaya Eritrea

0
Wednesday April 03, 2024 - 08:52:35 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Cidmada Badda Ruushka Oo Booqanaya Eritrea

    "Waftiga ciidan ee Ruushka ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Taliayaha ciidamada Eritrea "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waftiga ciidan ee Ruushka ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Taliayaha ciidamada Eritrea "


Wafti ka socda militariga Ruushka, uuna hoggaminayo Taliye Ku-xeegeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Kasatonov ayaa soo gaarey dalka Eirtrea, sida uu sheegciyey Wasiirka Warfaafinta dalkaas.



Waftiga ciidan ee Ruushka ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Taliayaha ciidamada Eritrea General Philipos Woldeyohannes oo ay wehliyaan mas’uuliyiin sar sare oo ay ku jiraan saraakiil ciidamada ciidan kala duwan.


Dhinaca kale Markab dagaal oo Ruushka laga leeyahayb ayaa dhawaan ku sooxirtay dekedda Massawac ee dalka Eritrea.
Loading...
Loading...