Dhulgariirkii Ugu Xoogganaa Oo Ku Dhuftay Taiwan

0
Wednesday April 03, 2024 - 08:49:54 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhulgariirkii Ugu Xoogganaa Oo Ku Dhuftay Taiwan

    "halkaasoo dadaallada samatabixintu ay ka socdaan."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"halkaasoo dadaallada samatabixintu ay ka socdaan."



Dhulgariir xooggan ayaa ku dhuftay xeebta koofureed ee Taiwan, iyadoo ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof.

Dhulgariirkan oo cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa sababay in dhismooyin badan ay ku burburaan Hualien, oo ah magaalada ugu dhow ee xuddunta u ah, halkaasoo dadaallada samatabixintu ay ka socdaan.


Dhulgariirkan oo ah kii ugu xoogganaa ee jasiiraddan ku dhuftay muddo 25 sano ah ayaa laga dareemay dhulka buuralleyda ah.

Magaalada caasimadda ah ee Taipei, ayaa sawirrada iyo muuqaallada waxay muujinayaan dhismooyin ruxmaya.
Loading...
Loading...