Police Ka Somaliland Iyo Sirddoon Ka Mey Ogaayeen In Beelaha Qaarkooday Tickniko Heeystaan.

0
Thursday July 11, 2019 - 09:44:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Police Ka Somaliland Iyo Sirddoon Ka Mey Ogaayeen In Beelaha Qaarkooday Tickniko Heeystaan.

    Dacad Na Maha By Fuaad Qawdhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dacad Na Maha By Fuaad Qawdhan

Waxaan maqli jirrey, nin baa yidhi ma anagaa wallan mise ,cadan baa lagga heesayaa Waxaa hubaala oo shaki madoona in aaney dacad u aheen ama dhex ka aheen dowlada somaliland ee imika jirta iyo hayadaha qabiilsan amina beelaha somaliland noloshada.



Sedex cisho ka hor dagaalkii ceel afweyn ka dhacey waxaa la ogaadeey in beelaha qaarkood ku dagalamayeen tickniko hubsaran yahey gudaha dalka somaliland.


Su,aashu waxey tahey. Sirddonka dalka iyo policeka dalka sideebaaney Ulla Socon in beelo ka mida dad ka daga aay heystaan baabuuro badan oo tickniko ah.


Anigaa waxey illa tahey iney last soctey sitdoonka dalka qaarkood iyo policeka bariga joogaaba.

Arintaasina qabyalaada heeytsa dhamaaan hayadaha amniga somaliland oo dhan.


Waxaa qorrey fuaad m.qawdhan London

[email protected]

Thanks

Ilaahey baa mahadleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...