Afar Waxtar Oo Basbaasku (Qajigu) Leeyahay

0
Sunday March 31, 2024 - 12:57:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar Waxtar Oo Basbaasku (Qajigu) Leeyahay

    waxaa laga helaa fitamin A iyo C si ay u xoojiyaan muruayada gidaarka wadnaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa laga helaa fitamin A iyo C si ay u xoojiyaan muruayada gidaarka wadnaha

1-Weight loss (Dhimista miisaanka jirka) basbaasku waxayna keeni kartaa in jirka uu gubo calories bonus muddo 20 daqiiqo ah.


2-Heart Health (Caafimaadka wadnaha): baaris ayaa sheegatay in raashiin basbaas leh oo la cuno ay yareyn karto in wadnaha uu ku istaago iyo maskaxda oo dhiig ku furma sidoo kale waxuubasaaska yareeyaa in uu kugu dhaco waxa loo yaqaan (bad cholesterol) dhiiga oo subag ku bato.

3-Lower Blood Pressure (Cadaadiska Dhiigga Hoose): waxaa laga helaa fitamin A iyo C si ay u xoojiyaan muruayada gidaarka wadnaha, iyo kulaylka basbaaska oo kordhiya qulqulka dhiigga ee jirka oo dhan.

4-Caburka: basbaaska wuxuu hawo mareennada kanadiifiyaa duufka iyo xaakada, sdiaas daraadeeddadka xaakada ka soo go'i la'dahay markay quacayaan, waxaa lagula taliyaa in ay cuntada basbaas ku darsadaan.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...