" Sir Fakatay" Qaybtii Kowaad Musuqa Oodwayne

0
Saturday March 30, 2024 - 11:44:24 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Sir Fakatay" Qaybtii Kowaad Musuqa Oodwayne

    Arinkaa Oo Ay Ka Hadleen Xildhibaanadu Markay Ogaadeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arinkaa Oo Ay Ka Hadleen Xildhibaanadu Markay Ogaadeen

No description available.


Lacag Horumarin Ahayd Oo Golaha Deegaanka Oodweyne Ugu Talo Galay In Lagu Fuliyo Mashuuca Wadada #Dabagoryaale To Oodweyne In Lagu Sameeyo Waddo Ay Gawaadhidu Soo Maraan,


Ayaa Baanka Laga Soo Amaahday 16/1/2024 Lacagtaa Oo aan Soo Gaadhin Laantii Baanka Oodweyne, Sidoo Kalena Aan Lagu Fulin Mashuucii Loogu Talo Galay Oo Lagu Cunay Hargeisa Dhexdeeda Waxa Lacagtaa Kala Qaybsaday Maayarka Degmada Oodweyne Iyo Barkad Cune #Siciid Sulub Eeg Sawirka Kowaad Cadayntii Loogu Diray Badhkiisa Weeye


Arinkaa Oo Ay Ka Hadleen Xildhibaanadu Markay Ogaadeen Isla Markiiba Una Gudbiyeen Haayada Sharciga Ah Balse Aan Wali Waxba Laga Qaban Sidoo Kale Waxa Jira Markii Xildhibanada Qaar Ka Falceliyeen In Lagu Yidhi Qarashkii Sidan Ayuu U Kala Baxay Eeg Warqada #Labaad


Waxase Cajiib Ah Qarashkii Mashruuca Loogu Talo Galay Ayaa Waxuu Noqday Mid Evocherkiisi Dad Lagu Qorqoray Oo Aan Qaadan Aragna Sida Xildhibaano #Mayar Kuxigeen Iyo Haydhtuulo Iyo Shaqalaba Waa Laysaga Qoray Manay Qaadan


Dadkan Oo Dhamantood Qadan Lagu Masabiday Inay La Cuneen #EVocherkii Lacagta Lagu Kala Xawishayna Yahay Kan Sawirka Hore Ka Muuqda


La Soco #Qaybta Labaad

Cadeemo Kale Oo Dheerad Ah


Dadkii La Masabiday Oo Dacwado Kasoo Gudbiyay Maxkamadna Geeyay Sheegayna In Aanay Qaadan Lkn La Rabo In Wado Laga Dhigto Waxanay Cunin


Shucayb Hussein Nuuri

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...