War Ka Soo Kordhay Khilaafkii Wasaarada Ciyaaraha Somaliland.

0
Monday March 25, 2024 - 15:21:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Ka Soo Kordhay Khilaafkii Wasaarada Ciyaaraha Somaliland.

    "kadib markii gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta eedo loo soo jeediyay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"kadib markii gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta eedo loo soo jeediyay"


Hargaysa (HWN) Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa shaqadii u fasaxay Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta oo horey wasiirku shaqada ugu joojiyay, kadib markii gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta eedo loo soo jeediyay.

May be an image of text

Loading...
Loading...