Sacuudi Carabiya Oo Markii Ugu Horreysay Fasaxeysa Iibinta Khamriga

0
Friday March 22, 2024 - 09:09:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudi Carabiya Oo Markii Ugu Horreysay Fasaxeysa Iibinta Khamriga

    "ka ganacsiga sharci darrada ah ee khamriga".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"ka ganacsiga sharci darrada ah ee khamriga".



Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay magaalada Riyaad ka furi doonto dukaan lagu iibiyo khamriga oo ay looga iibinya dad gaar loosoo xulay oo aan muslim ahayn, waana markii ugu horreysay oo la furo in ka badan 70 sano.



Macaamiishu u waxa ay ku koobnaan doonaan oo keliya shaqaalaha dublamaasiyiinta ah, kuwaas oo sannado badan keenayey kartoomo oo xirxiran oo loo yaqaan boorsooyin diblomaasiyadeed.


Saraakiisha Sacuudiga ayaa sheegay in dukaanku uu ka hortagi doono "ka ganacsiga sharci darrada ah ee khamriga".


Mamnuuciddu waxay ahayd sharci tan iyo 1952-kii, ka dib markii mid ka mid ah wiilasha Boqor Cabdulcasiis uu isaga oo sarkhraansan toogtay dublamaasi British ah.


Dukaankan cusub ayaa ku yaal magaalada Riyaad ee dhanka galbeed ee bartamaha magaalada, sida lagu sheegay dukumeenti ay arkeen wakaaladaha wararka ee AFP iyo Reuters.


BBC
Loading...
Loading...