Madaxweynihii Hore Farmaajo oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe (Sawirro)

0
Thursday March 21, 2024 - 16:45:46 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Farmaajo oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe (Sawirro)

    Garoonka diyaaradaha Garoowe waxaa madaxweyne hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoonka diyaaradaha Garoowe waxaa madaxweyne hore



Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno la socday ayaa goordhaw ka degay magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay madax kala duwan.


Garoonka diyaaradaha Garoowe waxaa madaxweyne hore Farmaajo kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, wasiirro iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Puntland.



Madaxweyne hore Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in kulamo kala duwan qaataan ayna kawada hadlaan xaalada siyaasadeed ee dalka ,gaar ahaan khilaafka ka taagan arrimaha Dastuurka .

Loading...
Loading...