Daahir Riyaale Oo Kulan Siiyay Muuse Biixi Iyo Musharax CIRRO.

0
Wednesday March 20, 2024 - 13:58:18 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daahir Riyaale Oo Kulan Siiyay Muuse Biixi Iyo Musharax CIRRO.

    "Jawiga lagu wajahayo Doorashooyinka Soo foolleh"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Jawiga lagu wajahayo Doorashooyinka Soo foolleh"


Hargaysa (HWN) Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa goobjoog ka ahaa kulan u muuqda in uu isagu ka shaqeeyay oo u dhexeeya  Muuse Biixi Cabdi iyo Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani  Abdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi.



NUXURKA KULANKA.

Xogaha uu helay Telefishankq MM-TV ayaa muujinaya in Nuxurka qodobada lagu falanqeeyay kulankaasi ay ugu muhiimsanaayeen.

Jawiga lagu wajahayo Doorashooyinka Soo foolleh, oo is faham ay ka gaadheen sida xogtu tilmaamayso.

Waxa kale oo kulanka lagu go’aamiyay in xisbiyada Qaranku ay kulan loo dhanyahay isugu yimaadaan si looga wada hadlo hawsha doorashooyinka.

Waxaa kale oo la isla fahmay in kulamada siyaasadeed laabta loo furo oo wadashaqayn la muujiyo.


MM-TV 

Loading...
Loading...