Gudoomiyiha Xidhiidhka Kubada Cagta SLAND Oo Shaqadii Laga Joojiyay & Sababta.

0
Tuesday March 19, 2024 - 14:49:19 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyiha Xidhiidhka Kubada Cagta SLAND Oo Shaqadii Laga Joojiyay & Sababta.

    "Kadib markii saluug ka yimi habka loo maareeyay billadaha"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kadib markii saluug ka yimi habka loo maareeyay billadaha"


Hargaysa (HWN) Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa shaqada ka joojiyay Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland.

Kadib markii saluug ka yimi habka loo maareeyay billadaha koobka horyaalka horyaallada Somaliland ee Berbera lagu qabtay.




May be an image of text
Loading...
Loading...