Hirdanka fekradaha .

0
Tuesday March 19, 2024 - 11:20:11 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hirdanka fekradaha .

    Hadaba waxa mudan in aad yeelato awoodii...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaba waxa mudan in aad yeelato awoodii...



Waxaynu joognaa caalam ay ku hirdamayaan afkaaro badan kuwaas oo laga helayo kuwo fikradahaaga ku lidi ah iyo kuwo ay isku jiho yihiin .


Waxa badan afmiishaaro ku qaadsiinaya waxay aaminsanyihiin kugula doodaya kadib kolkaad dhisan kari weydo ama aad difaacan kari waydo wado cad kaa marsiinaya waxa aad aaminsantahay .



Hadaba waxa mudan in aad yeelato awoodii aad ku difaacan lahayd fikirkaaga adiga oo la imanaya cadaymo iyo daliilo waaqica iyo waayaha waafaqsan , adiga oo ka fogaanaya durida dhinaca kale iyo xanafaynta fikrada kasoo horjeeda , keliyana ku salaynaya aqoon iyo waayo aragnimo .


Dhinaca kale ka taxadaraya hadii qodobka aad aaminsantahay uu noqdo mid daciif ah oo aan laysku halayn karayn waxa gobonimadu ku jirtaa in aad ka tanaasushid oo aanad noqon mintid meeshu qabsado loo goynayo waa hadii cadaymaha aqoonaysan ee kasoo horjeeda ay kaa awood bataane .

Caweysin Wacan Jaalayaal Ramadan Mubarak.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...