Qaxooti Eritrean Ah Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Kenya

0
Tuesday March 19, 2024 - 09:19:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaxooti Eritrean Ah Oo Ku Dhintay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Kenya

    "Dadkan qaxootiga ah ayaa la socday gaari yar oo taxi ah "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dadkan qaxootiga ah ayaa la socday gaari yar oo taxi ah "


Labo ka mid ah Qaxooti Eritrean ah ayaa ku dhintay 6 kalena dhaawac culus ayaa soo gaaray ka dib markii ay shil baabuur ku galeen wadada isku xidha Nakuru iyo Eldoret ee Kenya.


Dadkan qaxootiga ah ayaa la socday gaari yar oo taxi ah kaas oo ku dhacay baabuur taagan wadada dhinaceeda.



Dadka dhaawacmay ayaa hadda lagu daweynayaa isbitaal.


Mid ka mid ah dadkii ka badbaaday shilka ayaa BBC-da u sheegay in shilku uu si kedis ah u dhacay oo ay garan waayeen sida uu wax u dhacay, isla markaana ay arki waayeen gaariga xamuulka ah oo wadada dhinaceeda taagan.


Dhowr ka mid ah qaxootiga ayaa lugaha ka jabay, gacmaha ka jabeen waxayna ka cabanayaan madax xanuun.
Loading...
Loading...