Booliska Berbera Oo Soo Qabtay Askari Wiil Yar Toogtay Oo Baxsaday
Askarigan ayaa ka baxsaday goobtii uu toogashada ka gaystay saaka.
Hargaysa (HWN) Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil ayaa Ku Guleystay Inay Soo Qabtaan Askari Goor Dhawayd Toogasho Ku Dilay Inan Yar Oo la Yidhahdo Khaalid Maxamed Saalax kaas Oo cunto u qaadayay Maxbuus Jeelka Weyn ku Jiray
Askarigan ayaa ka baxsaday goobtii uu toogashada ka gaystay saaka.
Weli xukuumada Somaliland iyo Maamulka Gobolka Awdalba kamay hadal sababta askarigani utoogtay wiilka yar.
Loading...
Loading...