Xubintii Xisbiga Wadani ku Matalesay Komishanka Dorashooyinka Oo Is-casilaya.

0
Monday March 18, 2024 - 14:04:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubintii Xisbiga Wadani ku Matalesay Komishanka Dorashooyinka Oo Is-casilaya.

    "balse waxa shaqo joojinta Muuse diiday golaha wakiilada Somaliland."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"balse waxa shaqo joojinta Muuse diiday golaha wakiilada Somaliland."



Hargaysa (HWN) Xubintii Xisbiga Waddani ku matalaysay komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa iska casilay xilkaasi, kadib markii uu muran xaga shaqada ahi soo kala dhex galay isaga iyo xubnihii kale ee komshanka doorashooyinka.



kumishaneer Cabdicasiis Xirsi Warsame ayuu hore Muuse Biixi shaqada uga joojiyay, balse waxa shaqo joojinta Muuse diiday golaha wakiilada Somaliland.


Muuse Biixi ayaana markale golaha ku soo celiyay Cabdicasiis si ay xilka uga qaadaan.


Xisbiga Waddani ayaa hada diyaarinaya xubintii ubuuxin lahayd kursiga uu baneeyay Komishaneer Cabdicasiis, taasi oo soo afjaraysa khilaafkii doorashada Somaliland sanadihii ugu dambeeyay ragaadiyay.

Loading...
Loading...