Faysal Oo Ka Horyimid Foosiya, Taageerayna Raila Odinga.

0
Sunday March 17, 2024 - 18:05:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Oo Ka Horyimid Foosiya, Taageerayna Raila Odinga.

    "Waxa ii farxad ah in aan si buuxda u taageerayo musharraxnimada Raila Odinga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa ii farxad ah in aan si buuxda u taageerayo musharraxnimada Raila Odinga

Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu taageerayo musharraxnimada Raila Odinga ee guddoomiyaha Midawga Afrika.



"Waxa ii farxad ah in aan si buuxda u taageerayo musharraxnimada Raila Odinga ee guddoomiyaha Midawga Afrika. Khibraddiisa balaadhan iyo ka go’naanshihiisa ayaa ka dhigaya hoggaamiye ku haboon in uu isbedel wanaagsan ku hoggaamiyo guud ahaan Qaaradda Afrika..” ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.


Waxa xusid mudan in ay Booskan ay kamid tahay dadka ku tartamaya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo u tartamaysa Dawlada Somaliya dhalasho ahaana ka soo jeeda Somaliland, taasi oo uu Faysal wax taageero ah aanu umuujin, isaga oo ku colaadinaya magaca Dawlada Somaliya ee ay utartamayso. 
Loading...
Loading...