Itoobiya Oo Shaacisay Xadiga Lacagta Ay Ka Faa'iido Laydhka Ay Dhoofiso.
"waxaanu xusay in ay doonayaan in Koonfurta Sudan iyo Tanzani "
Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in 18 bilood ee ka soo bilaabmayey January 2022 ilaa July 2023-kii in dhaqaale ka badan $1 billion ay ka soo gashay korontada (Laydhka) ay siiyaan dalalka ay deriska la tahay ee Jabuuti, Kenya iyo Sudan.
Wasiirka Biyaha iyo Tamarka ee Itoobiya , Habtamu Etefa ayaa sheegay in si lama filaan ah uu u kordhay dalabka Laydhka Itoobiya, waxaanu xusay in ay doonayaan in Koonfurta Sudan iyo Tanzani ay gaadhsiiyaan.
Loading...
Loading...