"Xalka Somaliya Wuxuu Ku Jiraa In Lagu Celiyo Qaramada Midoobay" Gud. Faysal.

0
Friday March 15, 2024 - 13:33:36 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xalka Somaliya Wuxuu Ku Jiraa In Lagu Celiyo Qaramada Midoobay" Gud. Faysal.

    "Hadalka Guddoomiyaha UCID wuxuu ku soo beegmay ..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hadalka Guddoomiyaha UCID wuxuu ku soo beegmay ..."



Hargeysa-(HWN)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay xalka dalka Soomaaliya uu ku xidhan yahay in lagu celiyo gacantii iyo maamulkii Qarammada midoobay ee maamuli jiray.



Guddoomiye Faysal Cali Waraabe wuxuu caddeeyay in hoggaamiyeyaasha musuqmaasuqa ragaadiyay iyo gobollada qabyaalladeed  xilligan hormuudka u ah  siyaasadda  Soomaaliya aanay xal iyo dan u ahayn, Dalka Somaliya.


Guddoomiye Faysal wuxuu aragtidaas ku bandhigay qoraal uu ku baahiyay bartiisa X(Twitter).


Hadalka Guddoomiyaha UCID wuxuu ku soo beegmay xilli ay dawladnimada Soomaaliya ka shaqeyn waday dalkaasi. 

Loading...
Loading...