Daryeelka Xubnaha Dareemaha Maqalka

0
Tuesday March 12, 2024 - 11:00:05 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 814
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daryeelka Xubnaha Dareemaha Maqalka

    Madaxa cilmi kooxda baadhista wada Dr.Marcello

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa cilmi kooxda baadhista wada Dr.Marcello



Cilmi baadhayaal u dhashay dalka Ingiriiska oo daraasad ka sameeyay dhego la’aanta ayaa sheegay in laga yaabo in dawo loo helo dadka aan dhegaha waxba ka maqal.


 

Cilmi baadhista oo ay maalgelisay hay’ad u dooda ururada dhegoolayaasha ayaa la filayaa inay guul ku dhamaato.



 

 

Madaxa cilmi kooxda baadhista wada Dr.Marcello ayaa si kooban u yidhi :” Unugyada cusub ee aanu daraasadda ku samaynay waxay noo fududaynaysaa inaan helo farsamo cusub oo aanu ku gaadhsiino dawo xubnaha dhintay ee dhegaha dhexdooda ah sida durbaanka dhegta.


 

Cilmi baadhayaasha ayaa sheegay in dawo loo helo dhego la’aanta ay muddo qaadan doonto iyagoo wakhtigan baadhis ku samaynaya maqalka xayawaanada kala duwan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...