Mowduuc aad muhiim u ah.

0
Sunday March 10, 2024 - 11:42:32 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 743
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Mowduuc aad muhiim u ah.

    Waxamay farqiga u dhaxeeya Blogger iyo Activitist?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxamay farqiga u dhaxeeya Blogger iyo Activitist?


2. Activitst. waa qof markasta wax soo qora ku jira olole siyaasadeed mid bulsha iyo isbadal . Activistaha wuxuu kor u qaada wacyiga ku saabsan moduuc gaar ah , wacyaglinta bulshada , taagerida iyo u doodista isbadal siyaasadeed mid bulsha iyo cadaalad. Actvitsha wuxuu isticmalaa habab kala duwan sida qaadicid, codsi ama arji, olole, isku duwid bulsha ,waxbarasha, iyo keenida isbadal guud.



2. Blogger waa qof si joogta ah wax u qora waxna u daabaca si gaar ah wuxuu dadka la wadaaga qoraalo muhiim ah, fikirkiisa, qibradiisa,iyo waaya aragnimadiisa isaga oo isticmalaaya moowduucyo gaar ah waa qof dhax dhaxaad ah oo bulshada la wadaaga waxkasta oo uu u arko muhiim iyo inuu noqon karo mid bulshada nafaca.


isku soo wada duuboo labaduba waa kuwa isticmaala baraha bulshada waxaayna dadka la wadagaan aragtiyahooda waxaayna la falgalaan dakd kale. Farqiga u dhaxeeya ayaa ah Bloggerka wuxuu xooga saara abuurida qoraala lagu wada qanci karo oo anfaca bulshada dhan. Halka Activistaha uu xooga saara u doodida bulshada iyo isbadal siyasadeed waxaana xiiseya kaliya kooxaha siyaasada jecel.


Hadaba dad badan ayaa wax inoo soo qoree adigu midkee ayaad tahay? Adiga midkee ayaad tahay?


FG. Haku mashqulin Americn blogger oo la daahfuray sanadkii 1999. hadii aad googlaha weydiisa halkaas ayuu kula adi doona.

Abdisalan Akhyaar

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...