"Waxaa Muhiima Idinka oo Aqoon ku Hubaysa Meelna u Socda" Wasiir Cabdinaasir Muxumed Buuni

0
Thursday March 07, 2024 - 12:20:35 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxaa Muhiima Idinka oo Aqoon ku Hubaysa Meelna u Socda" Wasiir Cabdinaasir Muxumed Buuni

    Wasiir Cabdinaasir Muxumed Xasan ayaa ka hadlay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Cabdinaasir Muxumed Xasan ayaa ka hadlay...



Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL, Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni ayaa shalay Xarunta Waddaniyadda iyo Tababarada ee Wasaaraddaasi ka furray, tabbaar laba maamlood socon doona oo loo qabtay ardayda kulliyada Culuumta Maamulka dawliga ah ee jamaacadda Hargeysa.


 

Tababarkan ayaa ku saabsan fahanka iyo kobcinta aqoonta dawladnimadda iyo lahaanshaha muwaadinka kaasi oo muhiim u ah ardayda dhigata kuliyaddan iyo dhammaan muwaadiniinta Somaliland si kor loogu qaado fahamka dawladnimadda loona helo dal horumarsan oo la jaanqada dhigiisa.



 

Wasiir Cabdinaasir Muxumed Xasan ayaa ka hadlay muhiimada iyo mudnaanta ay leedahay in la barto kobcinta aqoonta dawladnimo " waxa muhiim ah idinka oo aqoon ku hubsayn oo meel u socda haddana wax ku baranaaya jaamacadda ka duwan jaamacaddaha kale ee dalka , waxa aad dadka kale kaga duwan tihiin in aad barataan wixii dalka idinku lahaa iyo waxa aad xaq ugu leedihiin taasina waxa keenaysa in qaran qurux badan uu soo baxo” ayuu yidhi

Loading...
Loading...