Cabitaanka Biyuhu Wakhtiyo Ay Mamnuuca Tahay!

0
Monday March 04, 2024 - 07:20:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabitaanka Biyuhu Wakhtiyo Ay Mamnuuca Tahay!

    "calooshu ay hesho amarada ah in la joojiyo soo saarista dheecaanadaasi "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"calooshu ay hesho amarada ah in la joojiyo soo saarista dheecaanadaasi "



Dad badan ayaa marka ay cuntada qaadanayaan aad u isticmaala biyaha , laakiin waxa la ogaaday arintaasi inay leedahay waxyeelo dhinaca caafimaadka ah. Waxayn dhakhaatiirta  cuntada soo jeediyeen in  wakhtiga cuntada aan biyaha la cabin.  Dhakhaatiirta cuntada ayaa cadeeyay in loo baahan yahay in qofku biyaha cabo nus saac ka hor inta aanu cuntada adag qaadanin.  Waxa kale oo ay soo bandhigeen dhibaatooyinka ka dhasha biyaha lagu dhex cabo wakhtiga cuntada la cunayo, kuwaasi oo ay ku soo koobeen:



Dheecaanada burburiya cuntada ee caloosha ka yimaadda, oo door weyn ka ciyaara cuntada la qaadanayo ayay hoos u dhigaan isla markaana yareeyaan biyaha la cabo wakhtiga cuntada, taasi oo marka biyaha la cabo, calooshu ay hesho amarada ah in la joojiyo soo saarista dheecaanadaasi raashinka burburiya.
Cabitaanka biyuhu wakhtiga cuntada waxay keenaan in jidhka khalkhal ka galo qiyaasta cuntada uu baahan yahay.


Cabitaanka biyaha ee wakhtiga cuntada wuxu yareeya Acid oo caawisa dheefshiidka, iyagoo yareeya dheecaanada Ansimat oo falgal la samaysa.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...