G. Wakiilada Oo Muuse Biixi Ku Diiday Shaqo Ka Eryida Komishineer Cabdicasiis.

0
Sunday March 03, 2024 - 13:07:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1514
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    G. Wakiilada Oo Muuse Biixi Ku Diiday Shaqo Ka Eryida Komishineer Cabdicasiis.

    Tani waxa ay ka dhigan tahay in Cabdicasiis ka sii mid ahaan doono guddida "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tani waxa ay ka dhigan tahay in Cabdicasiis ka sii mid ahaan doono guddida "


Hargaysa (HWN) Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Muuse Biixi, ku diiday in xilka laga qaado Cabdicasiis Xirsi Warsame, oo ka tirsanaa guddida Doorashooyinka Somaliland.



Xubintan oo guddida ku meteli jirtay xisbiga Waddani ayaa hore Muuse Biixi, ugu eedeeyay in uu la shaqayn kari waayay guddida Doorashooyinka.


Tani waxa ay ka dhigan tahay in Cabdicasiis ka sii mid ahaan doono guddida Doorashooyinka haddii aanu iskii isu-casilin.


Xubintan ayaa mudooyinkii udambeeyay dibada ka ahaa shaqada gudida komishanka doorashooyinka Somaliland, kaasi oo xubnaha kale ee gudidu ku eedeeyeen in uu la shaqayn kari waayay, inkasta oo uu Cabdicasiis beeniyay eedaasi.
Loading...
Loading...