Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho & Waalidkii Oo Cadaalad Dalbanaya.

0
Sunday March 03, 2024 - 09:25:27 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho & Waalidkii Oo Cadaalad Dalbanaya.

    "Waalidka dhalay wiilka dhintay ayaa sheegay..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waalidka dhalay wiilka dhintay ayaa sheegay..."




Sida ay warinayso warbaahinta maxalliga ah ee magaalada Muqdisho, wiil dhalin yaro ah ayaa lagu dilay Isgoyska Siinaay ee warta nabadda halkaas oo ay dad ku bannaan baxayeen.



Haweenay ayaa sidoo kale ku dhaawacantay rasaasta oo ay goobjoogayaal la waraystay sheegeen in ciidamadu ku fureen dad dibad baxayay. .


Dadka ayaa sheegay in ay ka dibad baxayeen masuul ka tirsan dawladda hoose ee gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday ama laga badalay degmada.


Waalidka dhalay wiilka dhintay ayaa sheegay in ay cadaalad ka dalbanayaan dawladda Soomaaliya.

BBC
Loading...
Loading...