Ruushka Oo Jabsaday Shir Muhiim Ah Oo Isaga Loogu Tashanayay

0
Sunday March 03, 2024 - 09:08:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka Oo Jabsaday Shir Muhiim Ah Oo Isaga Loogu Tashanayay

    "Hoggaamiyeyaasha Ruushka ayaa sheegay in codkan uu caddeynayo "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hoggaamiyeyaasha Ruushka ayaa sheegay in codkan uu caddeynayo "



Ruushka ayaa u dhacay wada hadallada shir muhiim ah oo ka socday Jarmalka. Dowladda Jarmalka ayaa qiratay in tani ay tahay jabsasho cad.



Kanaalka rasmiga ah ee Ruushka ee RT ayaa maqalka shirkan oo muuqaal ahaa ku baahiyay baraha bulshada.


Saraakiisha Jarmalka ayaa ka wada xaajoonayay arrimaha Ukraine iyo Ruushka.


Hoggaamiyeyaasha Ruushka ayaa sheegay in codkan uu caddeynayo sida `cadowga Ruushka` uu u qorsheynayo inuu weerar kusoo qaado dalkiisa.


Hoggaamiyaha Jarmalka Olaf Scholtz ayaa shalay sheegay in dusinta codkan ay tahay arrin khatar ah, isla markaana baaritaan lagu sameyn doono


BBC
Loading...
Loading...