Burco Oo Iska Xaadirisay Ciyaarta Kama Dambaysta Ee Horyaalka Somaliland

0
Saturday March 02, 2024 - 17:35:29 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco Oo Iska Xaadirisay Ciyaarta Kama Dambaysta Ee Horyaalka Somaliland

    "Kooxda DP world Berbera ayaa galabta lagu reebay gurigooda Berbera."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kooxda DP world Berbera ayaa galabta lagu reebay gurigooda Berbera."


Hargaysa (HWN) Dawladda Hoose ee Burco ayaa iska xaadirisay ciyaarta kama dambaynta ee horyaalka Horyaallada Somaliland oo maalmihii ugu dambeeyay ka socday Magaalada Berbera.



Ciyaar adag oo galabta ku dhex martay labada kooxood ee Dawlada Hoose ee Burco iyo Kooxda ku ciyaarta magaca Dp World ayaa ku soo dhamaatay gool la'aan, taasi oo gool ku laagyo loodhigay guushu ku raacday kooxda ka socota Burco.


Koodxa Dp World ayaa hore usoo reebtay Kooxo ay kamid yihiin Gaashaan Hargaysa iyo Kooxda ku ciyaarta magaca wasaarada Maaliyada oo kamid ahayd kooxihii lafilayay inay koobkan qaadaan.
Loading...
Loading...