{Barakada subaxa hore}

0
Wednesday February 28, 2024 - 11:08:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    {Barakada subaxa hore}

    halka arigu uu habaynkii fiidka hore seexdo oo soo jeedo..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

halka arigu uu habaynkii fiidka hore seexdo oo soo jeedo..



nin ayaa imaamo maalik ku yiri ma aaminsani wax barko la yiraahdo.

kadib imamo maalik aya yiri barakada subaxa waxaa ku muujinaya farqiga udhexeeya ariga iyo eeyga.


oo eeygu waxa uu soo jeedaa habaynkii oo dhan kadibna waxa uu seexda salaada subax ama marka waagu soo dhawaado sidaas waxa uuna dhala markiiba 3_4 ilmood cidina ma isticmaasho ama cidina ma qalato.



halka arigu uu habaynkii fiidka hore seexdo oo soo jeedo xiliga salada subax ama xiliga waa bairiga waxa una dhala sida badan 1ilmo waanad aragtay sida bani aadamku hilibkisa u isticmaalo ama loo qasho sidaas oo tahay ariga ayaa kabadan eeyada.!Rasuulka nnkh waxa uyiri"ilaahow umadayda kalahaadoda ubarakee"


sida darted kalahadu way barkaysan tahay ducadii rasuulka ayana ku jirta qofba qofka uu kaso horkacana waa u ka wax soo sarbadan yahay.


Hal elord waxa uu ku sheegaya buugisa mucjidada subaxa hore (miracle moning )

shan qodob oo ay tahay inaad samayo subaxa hore iyo guud ahanba maalintada.

waxana uu ku soo kobay weedha ah _savers_ oo mid kasta oo kamida micno utagan yahay


1:silence: oo ah inaad wax kasta oo ad qabanayso aad amusnan ku qabato.

2;environmention: waa inaad ku tadasha inaad abuurato jawi dagan ama buuq la,aan ah

3:Reading: waa inaad ku dadaasha wax akhriska si aad aqoontada u kobciso.

4:exercise: waa inaad jimicsi samaysa si aad caafimaadkaga u kobcisid

5;scrip: waa inaad wax qortaa maalin tii haba yaradene.


waxaa haboo qofku inuu ka faa,idaysto waqtigiisa iyo cimrigisa xag aduun iyo akhiraba maxa yeelay dunida waxa lagu kala hormara qofba sida waqtiga uga fa,idaystay alle sw waqtiga qiimihisa quraanka ayuu nogu cadeeyay waxa una ku dhaartay meelo badan.


su,aalaha malinta alle la hortaagan yahay la is waydinayan dhalinyaranimada ayaa ka mida marka adigu "intaan lagu xisaabin is xisaabi"

Abdullahi Saciid

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...