Gud. Xirsi Oo Xil Umagacaabay Baashe Cabdi Gaboobe Oo Shalay Ku Biiray Waddani.
War-saxaafadeed.
Hargaysa (HWN) Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga u magacaabay Mudane Baashe Cabdi Gaboobe oo shalay ku soo biiray Xisbiga Waddani.

Loading...
Loading...