Maxay DuMarku Ku Nacaan Raga DaneeYa !!?

0
Monday February 26, 2024 - 09:59:38 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay DuMarku Ku Nacaan Raga DaneeYa !!?

    Marka Hore Aan is Waydiino Qof Neceb Miyaa Jira...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka Hore Aan is Waydiino Qof Neceb Miyaa Jira...


Waxaa Laga Yaabaa Odhaahdaas Markay DhagaHaagu MaQlaan inaad iigu Makhraati Kacdo inaan Run SheegaYy Kadibna ii Sacbiso !! Caruur Yar Yar Oo Hurda aMa Bukaan Hadaysan Kaa ag Dhawayna Xogaa Yar Foori iigu Dar Mudane/Marwo


☆ Marka Hore Aan is Waydiino Qof Neceb Miyaa Jira Qof Daneeya,DoonaYa ,Markastana iLaashada ?

Jawaabta Ugu MacQuulsan Waa MaYa !!



Hadaba Cilada Xagay Kajirtaa,Oo Mxa isdaba Marsan

Waxaan Rabaa inaan isla Gorfayno DanaYnta Aad Qof DanaynaYso inaga Oo Labo Qaybood Ukala QaadaYna

1= Danaynta 1aad Eed Gabadha Noloshaada Ku Jirta uMuujinaysid Waa Mid iska Caadi aH Oo Gacantaada Kujirta Misana LeH Meel ay Ka Bilaabato Kuna DhaMaatto Adiga Oon Gabadha Siinin Daryeel Aad utiro Badan Hadana Waxaad NoQonaysaa GuulaystaHa Marwalpa DuMarkanu Marka Ay Helaan aY Ugu Naanaysaan "Anaa Nin Rageed Hantiyay"


2= Raga Danaynta 2aad Ku Sifaysan DuMarku Waxay uYaQaanaan " DharreerLe " !!

☆ DhareerLe Waa Nooc Raga KaMida Oo aYy Yar TaHaY Waayo AragniMadooda iYo Khibradooda Xidhiidhka Kuwaas Oo Gabadha Noloshooda Ku Jirta Ula DhaQma Sidii BoQoradii iYaduna aYy uLa DhaQantto Sidii Shacabkii !!


= Dhareerintu Waa inaad GabdhaHa Ka Dhex Aragtid Shidnaan iYo Soo Jiidasho Waali aH Oo Aad AaMintid inaY Kaa QiiMo Sarayso Gabadhu isla Jeerkaasna Aad Hurtid Wax Badan Oo


☆ Jacayl, Naxariis, Wanaag, Farxad, Lacag, Ammaan, Waqti, Attention io Danayn aH Adiguna Aadan Helin Waxa Aad BixisaYy Wax uQalMa aMa Wax Yar Oo Kamida aYna Kuusoo Celinin Gabadhu !!


Madiidani Way Qurux Badan TaHaY in Ninku Uwanaagsanaado Gabadha Noloshiida Kujirta Oo Uu Sharfo Lkn Hadii Uusan Helaynin Waxa Uu BixinaYo Wax udhigMa aMa Katiro Badan Waxaa RaganiMo aH inuusan Waxbaba Hurin


Mudane KuMa LiHi Ha Unaxariisanin Gabadha

" BiYaHa Uu iibi Lkn Koobka Ha Ugu Shubin "

Maxamed Yuusuf ✍

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...