"malaguu waramay" {Aadamow caqli laawow akhiraa war jiraa!}

0
Monday February 26, 2024 - 09:57:40 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "malaguu waramay" {Aadamow caqli laawow akhiraa war jiraa!}

    markale ayuu ku yiri"adam ilmihisiyow mawdku...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

markale ayuu ku yiri"adam ilmihisiyow mawdku...


Alle sw waxa u qurankisa ku leyahay "Naf walba dhimashada way dhadhaminaysaa "

sidoo kale xadithul qudsi waxaa uu ku leyahay "adam ilmihisiyow mawdku waa dar qof kastana wuu ka cabayaa"


markale ayuu ku yiri"adam ilmihisiyow mawdku waa wado qof walbana wuu gown/jari doona)

away dadkii dunida mar so xukumay?

away faraacinadii?



away madax waynayashi, ganacsatadii, taliyayaashi cidamada, culimadii iyo abwaanadii?!

Dunida ayay ka bexeen iyaga oo an raali ka ahayn lana ogawsin lagalana tashan waxayna tageen meel inbadan lagu celceliyay dhibaatada ka jirta laguna tarsiisiyay inay usahay qaatan.


gurigii mugdiga cidlada iyo ciriiriga wa inta bani adamku ugu nicibyahaye ayay ku ahaden waxay ilatahy qof walba oo kamida camalkisi cawa waa haya.!


wllkay/wlshy ma ka warhaysa inta lagu so jiro? cumrigaagu intuu dhanyahay? maku darsatay talada in naftu ka bixi karto daqiiqad walba oo hada ah?


mise waxaad qorshaynaysa 60_70ka sano ee sosocda?!


alle waxa uu leyahay "qofka caqliga leh waa qofka waxa kadambeya ka fikira"


mise waqtigaga ubadan mala yacni iyo waxan labada darod midna ku anfacayn bad galisa iyo qosol iyo fadhi ku dirir Rasuulka alle nnkh waxa uyiri"waxa aan ogahay hadad ogan lahayden in yar baad qosli lahayden wax badana waad ooyi lahayden"


wllky/wlshy wax kasta oo ad qabanaysa alle uga baq oo camalkaga aduunyo akhiro ugu beer falo hadalkaga, adinkaga, ishada iyo caloshada iyo farjiga alle ugu baq oo yaysan adunyadan iska yar akhiro oo baqiya cadab ku horsedin abadiyan ah.


●waqtigaaga ilasho su,alihisu waa kugu badan donane malinta qiyaamaha e.

●walidintada bari unoqo saladana ilali xanta xiqdiga iyo xasadnimadana ka dherow adun yada raxo ayad ku jogaysa intad noloshahy e.


●cilmiga barshadisa ku dadaal waa midka kuu horsedaya inaad badbaado oo xaqa iyo baadilka kala saarto hadaad ku dhaqantee.


●Quraanka akhri intad awodo xujo ayuu qiyaamaha ku noqondonaye.

Tawfiiqda alle hana waa fajiyo.

W/QAbdullahi Saciid

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...