5 -Ta Dumar Ee Ugu Qiimaha Sareeya Islaamka

0
Sunday February 25, 2024 - 10:17:00 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    5 -Ta Dumar Ee Ugu Qiimaha Sareeya Islaamka

    Caaisha Binti Abii Bakar: Caaisha Waxay Ahayd Xaaskii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caaisha Binti Abii Bakar: Caaisha Waxay Ahayd Xaaskii



1- Khadija Bintu Khuweylad: Waxay Ahayd Xaaskii Koowaad Ee Uu Guursaday Nabi Maxumad NNKH. Waa Qofkii Ugu Horreeyay Ee Rumeeyay Nabigeenna Marka Uu Waxyiga Kusoo Dagay Wayna Garab Istaagtay Intii Ay Noolayd.


2- Caaisha Binti Abii Bakar: Caaisha Waxay Ahayd Xaaskii Nabiga Iyo Gabadhii Saaxibigii Weynaa Ee Abu Bakar Sidiiq. Waxaana Lagu Tilmaamaa Mid Kamid Ah Dadkii Ugu Aqoonta Badnaa Saaxabadii Nabiga.



3- Maryama Bintu Cimraan: Waa Hooyadii Nabi Ciise CS Waana Mid Ka Mid Ah Haweenka Ugu Cibaadada Badnaa Islaamka. Suurtad Dhan Ayaa Loogu Magac Daray Waana Suuratul Maryam.


4- Aasiya: Waa Xaaskii Fircoon Oo Ahaa Ninkii Ilaahnimada Sheegtay. Waxay Ka Tagtay Qasrigii Iyo Hantidii Fircoon Si Ay Alle Weyne U Caabudo. Alle Ayayna Weydiisatay Inuu Guri Janada Uga Dhiso. Alle Weyne Ayaana Guri Uga Dhisay Meel Ku Dhaw Carshigiisa.


5- Faaduma Bintu Muxamad SCW: Waa Gabadhii Nabi Maxumad NNKH. Waxaa Dhashay Khadiija Bintu Khuweylad. Waxaa Guursaday Cali Bin Abii Daalib Oo Kamid Ah 4-Ta Khulafa’u Raashidiin

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...