Heshiiska Badeenu Hawhawiyo,Hadal Tiro Uma Baahane,Hawsha Galaay.

0
Thursday February 22, 2024 - 10:08:25 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 472
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiska Badeenu Hawhawiyo,Hadal Tiro Uma Baahane,Hawsha Galaay.

    Horuu Yeel Waxa Aanad Hurahayno,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Horuu Yeel Waxa Aanad Hurahayno,



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

1-Horuu Yeel Waxa Aanad Hurahayno,

Hawhaw Ha Dhegaysan Hadal Badan.



 

2-Mabu Hadhin Hadal Aynu Sheegnaaye,

Hubkana Qaatoo Heegan Adag Gala.


3-Hoosaasin Hagardaamo Soo Aragnaye,

Haddeer Waxa Hadhayun Horuu Soco.


 

4-Hayaanku Haladaadis Uma Baahnee,

Heeryada Iyo Ku Adkeeya Haamaha.


 

5-Hogaanka U Dhiibata Midaynu Hubsano.

Hoheey Iyo Hiiftantoona Laga Mudan.


Ismail Abdillahi Handuleh

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...