Gacal Baad Moodeen Giniis,Gaaladu Ka Wanaagsantahay,

0
Wednesday February 21, 2024 - 12:48:12 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gacal Baad Moodeen Giniis,Gaaladu Ka Wanaagsantahay,

    Tu Khass Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khass Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khass Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

1-Gu' Maydaan Jirin Malaha,Kuwiinan Gar U Dhiganayow,

Gobtaa Hadal Lala Galaye,Gun Baad Geed La Waabaten.



 

2-Guulayna Badbaadiyo,Gurmadkeeni Naftooda Huray,

Ebaheenay Nagu Galaday,Goddheer Bay Inagu Wadeen.


 

3-Gadaal Raadkeen La Arag,Guudka Waa Laysaga Egyee,

Garaad Ruuxaan Lahaynba,Gaaliyo Kala Garan Islaam.


4-Gogoshu Meel U Wada Dhigayo,Dibu U Gocda Hadhwna.

Gooray Talo Faro Ka Haaday,Guntada Oo Gaadh Ahada.

 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...