Economic Development And Natural Endowment ( Horumarinta Dhaqaalha Iyo Hibada Dabiicigaa ) 8/7/019

0
Tuesday July 09, 2019 - 08:43:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Economic Development And Natural Endowment ( Horumarinta Dhaqaalha Iyo Hibada Dabiicigaa ) 8/7/019

    Arimaha kale ee ka jira dalka gudahiisa ee saamaynata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arimaha kale ee ka jira dalka gudahiisa ee saamaynata
ku leh arimaha dibada waxaa ka mida horumarka dhaqaalaha iyo khayraadka dabiicigaa, heerka dhaqaale ee dal leeyhay waxay saamyn ku leedahay siyaasada dibada ee dalkaas iyo heerka GDP  iyo waxa soo saarka  badan ee uu  leehayhay dalku amab warshado badan waxay qayb ka qaadataa siyaasada aduunka, waxayna qaabaysaa siyaasda arimaha dibada, waxayna awooda dalkaas ka dhigtaa dalka (superiority syetem ) muhiimah, sida dalalka ,United states, Russia, Germany, and france , kuwaas oo aynu ognahy in ay leeyahiin khayraad badan, laguna tix  galyo .sida G7,G20,G8.



Tii yoo taasi jirto ayaa hadan dalalkan waxay dhiseen awoodooda militariga ,iyo saamaynata ay ku leeyahiin hab nidaameedka lacagta aduunka iyo macaashkeeda ee dalalka kale ee caalamka,waliba caawimooyinka (Aids) iyo daymaha ay bixiyaan,


Si kastaba ha ahaatee, US waxay awoodaa in ay sixooga ku daba gasho oo ayna sugto danaheeda dhaqaale ee caalamka, maxaa yeelay dhaqaalaheeda oo sareeya iyo farsamadeeda casrigaa ( technological development ) , waxayna si karaamo leh ugu isticmaashaa ( foreign aid ) sidii ay sare ugu qaadi lahayd hadafka siyaasadeed arimaha dibada,


sida cadana  oo caalmku wada ogyahayna ,markii UN canbaarysay ictraafidii Donal Trump u ictriraafay Qudus caasimada israil , ambassador US u fadhiday  UN,ka waxay tidhi ‘ ma ticgalinayno kuwa aanu caawino ee anaga nooha taargadkayaga’ madaxwaynaha maraykankuna waxa uu ku hanjabay in uu ka jari doono dalal badan taageerada aanu siino ee dhinc maaliyadaa ( financial aid) hadii ay u codaynwaayaan  in caasimada israaiil tahay qudus, waxaanu si cad  u yidhi " waxay naga qaadayaan malaayiin iyo bilyanis doolar wayna naga codaynayaan’ waanu eegi doonaa kuwaa,


dhinaca kale hadii aynu ka eegno dalalka yarayar sida Gambia waxay u adegstaa siyaasadeeda arimaha dibada iyadaa ku xisaabtamay (foreign aid) awood dhaqaaleh oo aaanay lahayn,


sikastaba ha ahaatee, dalalka dhaqaalhoodu soo korayo (developing ) iyo kuwa dhaqaalahoodu liitaba (undeveloped) waxay ku tiirsan yahiin dallka warshada hore uga maray ( industrialist ) in ay ka helaan deeqo horumarineed ( development loan ) waxy aka caawiyaan dhinaca ,caafimaadka , dhinaca waxbarashada, iyo dhinaca cuntadaba, si ay siyaasadooda dibada ugu xidhaan deeqaha ay bixinayaan,


run ahaantiina sanadadan danbe waxa aynu argnaa amaba la socnaaba in dalka Jarmalku uu door aad u wayn ka ciyaaro siyaasadii yurub, isaga oo xubin joogto ah ka ahahayn UNSC, Golaha amaanka, waliba isaga oo ahayn dalka haysta (nuclear) yaa hadan horumaka dhaqaalaha uu ka sameeyey iyo sare u qaadida hogaaminta ( leadership) kiisa


sidoo kale waxaa Iyana soo muuqday dalalka Shiinaha iyo India ay doorway ka ciyaareen masraxa caalamka,sabatoo ah dhaqaalahooda oo hore umaray, in kastoo dhamadkii dagaalkii qaboobaa uu hoos u dhacy saamayntii Russia ay caalmka ku lahayd hadan beryan danbe waxay si xooga udhistay awooda dhaqaalaheeda,

sidoo kale, waxaa iyaduna saamyn wayn ku leh siyaasada dinada khayraadka dabiicigaa( natural resouses ) khayraadka oo ay ku jiraan , macdanta (minerals, gas, petroleum, iyo  crude oil,) saliida qaydhin, iyo biyaha, sidaas darteed khayraadka dabiicigaa oo kuu bataa waxa uu fududaynayaa in aad door ka ciyaarto siyaasada caalamigaa, kazoo qaad dalalka bariga dhexe waxay iga ciyaaraan doorka (oil diplomacy ) sida dalalka ,Qadar, Bahrain, and Kuwait, waxay siyaasadooda arimaha dibada u isticmaalaan si kalsooni leh oo goaan leh,

BY: khaddar adam aw muuse

[email protected]

 

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...