Ceebay Qarankii Ku Tahay,Coldoon Wuu Xidhanyahe

0
Tuesday February 20, 2024 - 12:27:26 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ceebay Qarankii Ku Tahay,Coldoon Wuu Xidhanyahe

    Cadaawadan Muu Iska Daayoo,Caradiisan Aminu Shaqaysto,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cadaawadan Muu Iska Daayoo,Caradiisan Aminu Shaqaysto,



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

1-Coldoon Caynkan Looga Wacane,Coliyo Nabad Waa Midkee.

Caruurtiisa Iyo Waalidkiisa,Cashiirada Umma Tudhaayo.



 

2-Calool Xuma Kama Ilaashee,Cadho Iyo Ciiluunbu Badaaye,

Caadilka Alle Wuu Yaqaane,Toloow Caynkanmu U Dhaamo.


 

3-Cadaawadan Muu Iska Daayoo,Caradiisan Aminu Shaqaysto,

Cibaadaysto Waa Wadaado,Cid Badanbu Wax U Tarilahaayo.


 

4-Curyaaniyo Cadh Dad Baahan,Caamiyaashu Intuu Caawinaayayon,

Cidaha U Gargaaray Liitayo,Casiiska Alloow Diraayay.

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...