War Degdeg Ah: Saxafi Coldoon Oo Dib Uheley Xoriyadiisa.
"Saxafi Coldoon ayay ciidamada Booliska Somaliland ka soo xidheen Burco."
Hargaysa (HWN) Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa saaka dib u helay Xorriyaddiisi,kaddib markii wax dembi ah lagu waayey ayey ay Maxkamaddu amartay in xorriyaddiisa loo celiyo.
Saxafi Coldoon ayay ciidamada Booliska Somaliland ka soo xidheen magaalada Burco.
Xadhiga saxafigan ayaa yimid kadib markii uu ka hadlay dhaliilayna heshiiska isfahan ee Somaliland iyo Itoobiya dhexmaray ee ku saabsan Badda.
Loading...
Loading...