Hawadeenii Haddii La Dhacay,Hargeysa Diyaaradi Imanahaynin,

0
Monday February 19, 2024 - 09:53:03 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawadeenii Haddii La Dhacay,Hargeysa Diyaaradi Imanahaynin,

    Halista Marka Qaar Dareemo,Runti Hadalka Furmaysa,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halista Marka Qaar Dareemo,Runti Hadalka Furmaysa,..


Bismillaahi Alraxmaan Alraxi9im [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


1-Hub Gaadhaynu Haysanaa,Hawadeena Kuwa Soo Maraaya,

Hordhiga Hobiyiyo Gantalo,Horjoogsada Duulimaadka.



 

2-Halista Marka Qaar Dareemo,Runti Hadalka Furmaysa,

Hanjabaadaha Looma Baahna,Hadan Hadal Haamo Buuxin,


 

3-Hareeraha Daroon Ka Raacsha,Markaasa Xamar Hagaagi,

Haloosigani Wuu Dhamaano,Hortooda Waxa Iman Xaqiiqda.


 

4-Hagardaamo Horon Halmaamay,Haddad I Xasuusiseene,

Hiirtaanyo Anigo La Liitaad,Haco Iyo Nacas Aad I Mooday,


 

5-Hurdada Hadii Aan Ku Raagay,Hanbaabirayo Ka Toosay,

Horaan Ugu Soconayaha,Waxaanan Hurayn Hadhawto.


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...