Faisa Farah Suusle Oo Tacsi Udirtay Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum General, Abdi Xaaji Mahamud Raan

0
Sunday February 18, 2024 - 16:04:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faisa Farah Suusle Oo Tacsi Udirtay Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum General, Abdi Xaaji Mahamud Raan

    Innaa lillahi waa inaa ilayhi raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa lillahi waa inaa ilayhi raajicuun
 



Waxaa magaalada Caabudwaaq ku geeriyooday ilaahay Naxariistii Jano hasiiyee General, Abdi Xaaji Mahamud Raan.



Waxa Marxuumka Ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay tacsi udiraysa Faisa Cheif Caaqil Farah Suusle oo kamid ah qurba joogta Somaliland ee ku sugan dalka Ingiriiska.


Faisa ayaa marxuumkana ilaahay uga bariday in uu ku casuumo janooyinkiisa qaaliga ah.


sidoo kale Bahda Hadhwanaagenws ayaa tacsi taasi lamid ah udiraysa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Generaal Cabdi Xaaji Maxamuud Raan.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...