Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Saaka Xeerka Doorashada

0
Sunday February 18, 2024 - 10:32:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Saaka Xeerka Doorashada

    "halka ay diideen 12 xildhibaan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"halka ay diideen 12 xildhibaan"



Hargaysa (HWN) Fadhi saaka uu yeeshay Golaha Wakiilada Somaliland ayaa la horkeenay xeerka doorashada oo shalay ay usoo gudbiyeen Golaha Guurtida Somaliland



59 xildhibaan ayaa u codeeyay xeerkii Doorashooyinka Somaliland, waxana lagu ansixiyay sidii Guurtidu ku soo gudbisay shalay, halka ay diideen 12 xildhibaan.


Xeerkan ayay ka qayliyeen masuuliyiinta iyo qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka kaga jira Gobolada Galbeedka Somaliland.
Loading...
Loading...