Shaqaale Ka Shaqeeya Dhakhtarka Wayn Ee Hargaysa Oon Mushahar Lasiin 3 Bilood.

0
Friday February 16, 2024 - 10:02:37 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaale Ka Shaqeeya Dhakhtarka Wayn Ee Hargaysa Oon Mushahar Lasiin 3 Bilood.

    "Lacagtaas Shaqaalihii ilaa hadda way ka mushahar la yihin ..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Lacagtaas Shaqaalihii ilaa hadda way ka mushahar la yihin ..."



Hargaysa (HWN) Xoghaye ku-xigeenka Ganacsiga ee Xisbiga Waddani  Cabdirashiid Saleebaan ayaa sheegay in shaqaalaha ka hawl gala qaybta dhimirk ee dhakhtarka wayn ee Hargaysa aanay wax mushahar ah qaadan saddexdii bilood ee la soo dhaafay.



"Shaqaalaha qaybta dhimirka ee dhakhtarka weyni 3-dii bilood ee u dambeyay wax mushahar ah may qadan. 


Ganacsatada qaadka dalka Soo gelisa waxay marduufkiiba u saareen 500 oo SL Shilling ah, waxa sanadkii soo gala waaxda dhimirka lacag dhan 97 kun oo dollar. 


Lacagtaas Shaqaalihii ilaa hadda way ka mushahar la yihin ee ha la waydiiyo meesha ay lacagtaasi martay maamulka cisbitaalka Hargeysa..” ayuu yidhi Xoghayuhu.

Loading...
Loading...