Maxa Badalay Siyaasadii Wasiir Maxamed Kaahin?

0
Friday February 16, 2024 - 11:00:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxa Badalay Siyaasadii Wasiir Maxamed Kaahin?

    "...oo markii uu xilka hayay ay aad udhaliili jireen hogaanka Xisbiga Kulmiye "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"...oo markii uu xilka hayay ay aad udhaliili jireen hogaanka Xisbiga Kulmiye "




Hargaysa (HWN) Ex. wasiir Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in siyaasada Somaliland haatan uu ku yimid isbadel.



"Isbadalka  Siyaasadeed ee  Somaliland Ka Jira  Waxa  Daliil U AH Wasiir Maxamed  Kaahin oo Shalay lahaa  Rayaale Dhangad Ayaan  Kaga Soo Saarayaa  Madax-tooyada In uu  Maanta Ku Soo  Dhawaynayo Madaarka  Hargeysa, Soo dhawoow  mudane madaxwayne”


Hadalkan Seed ayaa imanaya xili wasiiro uu hogaaminayo Maxamed Kaahin ay garoonka diyaaradaha Hargaysa ku soo dhaweeyeen madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin, oo markii uu xilka hayay ay aad udhaliili jireen hogaanka Xisbiga Kulmiye ee Wasiir kaahin kamid yahay.
Loading...
Loading...