Dunidu Inay Waalan Tahay,Dad Xoro Dalkooduna Xor Yahay,Ayaa Loo Diidanyahay Dadkoodu Siday Rabaan.

0
Wednesday February 14, 2024 - 09:45:30 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dunidu Inay Waalan Tahay,Dad Xoro Dalkooduna Xor Yahay,Ayaa Loo Diidanyahay Dadkoodu Siday Rabaan.

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.




Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]


 

1-Dalkayga Anigaw Duleeyayo,

Dugaagiyo Cadaw U Loogay.


 

2-Dawladaydii Markan U Geeyay,

Dadnimo Duulan Lahayn.



 

3-Dar Uu Isticmaar Duleeyayo,

Dunida Waxa Jira Ogayn.


 

4-Diiriyo Midab Noo Ekaayoon,

Haddana Diir Naxa Lahayn.


 

5-Diinteena Islaamka Sheegtoo,

Dariiqay Hayaan Qaloco.


 

6-Dumarka Ay Qabaan Dab Saara,

Damiiriyo Dhiig Lahayn.


 

7-Dockasta Goortan Ka Egnay,

Dadnimadii Laga La Quustay.


 

8-Dagaalo Iyo Diririr Qadhaadhna,

Dalkaygii Dibu Xoraystay.


 

10-Dawladaydii Dib Ula Laabtay,

Maxay Weli Doonayan.


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...