Geesinimada Fuluhuba,Wuxu Kula Goosta,Meelanu Garanayn,

0
Tuesday February 13, 2024 - 10:50:10 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geesinimada Fuluhuba,Wuxu Kula Goosta,Meelanu Garanayn,

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]


 

Guul Waxad Ku Gaadha,Guulo Talo La Saartiyo, Gartood Qaadataayood,Garashiyo Aqoontaada,

Goaan Qaado Kelidiyo,Ana Gaadhay Laga Wacan,



Gurgurqaadka Awran,Gafurxidh Kaga Bahnayn,

Geediga Lagu Xidhiidhsha,Gaabis Laguma Guure,


Gurigoy Martidii Timid,Ayadoo Geelu Kuu Dhalay,

Gabnada Lama Salaaxdo,Gaawaha Looma Qaatee,


Gorofka Taan Dhimayne,Godol Qaadis Lagu Hubo,

Gaagaxaynin Soo Godol,Gadaal Hawga Dhiganine.


Gaajada Kama Baqanayoo,Geesi Weeye Deeqsigu.

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...