Ciidanka Dabdemiska ayaa u gurmaday Guri ku Shuf beelay magaalada Hargeysa.

0
Monday February 12, 2024 - 18:07:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dabdemiska ayaa u gurmaday Guri ku Shuf beelay magaalada Hargeysa.

    Ciidanka Dab-demisku, Somaliland ayaa sigaara fariin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dab-demisku, Somaliland ayaa sigaara fariin


Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa, ayaa gurmad u fidiyay isla markaana damiyay dab qabsaday Guri Jiingad ah oo ku yaala degmada Gacma-dheere.

Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa, mana jirto wax khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.


Ciidanka Dab-demisku, Somaliland ayaa sigaara fariin ugu diray bulshada, waxaanu faray inay ka digtoonaadaan waxkasta oo keeni kara ama sababi kara dab.

Gaba-gabadii ciidanka dabdamisku waxa uu bulshada ka codsaday in ay ka fogaadaan goobaha dabku ka kaco xilliyada ay socdaan gurmada iyo samata-bixintu, si aanay caqabad ugu noqon ciidanka dabdamiska.


Loading...
Loading...